Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha koofur galbeed oo askar tababar ugu soo xirey Buur-hakaba

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha koofur galbeed oo askar tababar ugu soo xirey Buur-hakaba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya  Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi oo hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, wefdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya gudoomiyaha gobolka Baay iyo xubno ka tirsan wasiirada maamulka koonfur galbeed Soomaaliya.

U jeedada wefdiga maanta ay u tageen Buur-hakaba ayaa aheyd tababar u soo xirida askar kamid noqon doonta ciidanka daraawiisha ee dowlada goboleedka koonfur galbeed.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

Askarta maanta tababarka loo soo xirey ayaa waxaa ay gaarayeen 400 oo askari kuwaas oo muddo ku siman 4 bilood tababar ugu socday degmada Buur-hakaba.

Madaxweynaha dowladda goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ciidanka maanta tababarka loo soo xirey dhowaan la soo gaarsiin doono la qalabeyn doona isla markaana xuquuqdooda la siin doona, waxaana madaxweynuhu armay ku bixiyay in ay isku furaan dhamaan wadooyinka ay gooyeen maleeshiyaadka kooxda alshabaab.

Shalay ayay aheyd markii sidan oo kale ciidamo ka mid ah kuwo dowlad goboleedka koonfur galbeed uu tababar ugu soo xirey degmada Diinsoor, iyadoo dhowaan degmooyinka ka tirsan gobolada maamulka koonfur galbeed ka tirsan tababar loogu soo xiri doono ciidanka dowladda goboleedka koofur galbeed Soomaaliya.

Previous Post

Wasaaradda Warfaafinta oo la wareegtay dhismaha Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post

Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta oo Muqdisho soo gaaray

Next Post
Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta oo Muqdisho soo gaaray

Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta oo Muqdisho soo gaaray

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In