Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil kormeertay xarumaha qeybta 21 aad ee ciidanka xooga

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Saraakiil kormeertay xarumaha qeybta 21 aad ee ciidanka xooga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiishan ka socotay taliska guud ee ciidank xooga dalka Soomaaliyeed ee maanta kormeerey xerada 21 aad ee ciidanka xooga ay ku leeyihiin gobolka Galgaduud, ayaa waxaa horkacayay madaxa kormeerka gaashaanle  sare Cali Cabdi Kulmiye.

Saraakiisha ayaa eegeyay  horumarka ay sameeyeen ciidanka qeybta 21 aad sida saadkooda, mushaarkooda iyo baahida ay qabaan ciidankaasi, abaanduulaha qeybta 21 aad ee ciidanka xooga, Korneel C/laahi Aadan Xuseen oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in ciidan cusub laga qorayo gobolada dhexe kuwaas oo ku soo biiraya taliska qeybta 21 aad.

Related posts

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026

Gaashaanle  sare, Cali Cabdi Kulmiye, ayaa saraakiisha qeybta 21 aad u sheegay in taliska guud ee ciidanka xooga dalka uu qorsheynayo in qeybta 21 aad ee gobolada dhexe, la tayayn doono isla markaana qalab iyo gaadiidba ay heli doonaan isla markaana sidoo kale tababaro dal iyo dibadba lehna loo sameyn doono.

Cali Cabdi Kulmiye, ayaa sidoo kale amaanay qeybta 21 aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed isagoo tilmaamay in xuquuqda askarta inta ka dhiman dhowaan ay heli doonaan.

Previous Post

Dhaqan-galka Xeerka Saxaafadda wuxuu lagama maarmaan u yahay hanaqaadka Warbaahin waxdhista-Faalo

Next Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In