Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliyo oo Magaalada Nairobi kulan Kula Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliyo oo Magaalada Nairobi kulan Kula Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo uu Wehlinayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cabdirisaaq Cali Yuusuf β€œBahlawi”ayaa Magalada Nairobi Kulan kula QaatayΒ Michele Cervone d’UrsoΒ oo ah Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Soomaliya,

Waxana kulanka looga hadlayay Ariimo dhowr ah oo ku saabsan Xaalada Guud ee Dalka iyo Dowra Warfaafinta ee Wacyi gelinta iyo horumarka Dalka.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

August 30, 2026
Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026

Wasiirka Warfaafinta ayaa intii uu socday Kulanka waxa uu Saafiirka midowga Yurub uga warbixiyay Howlaha Horyaala Wasaarada iyo waxyaabihii u qabsoomay dhowrkii bilood ee La soo dhaafay.

Markii uu kalanka soo gaba gaboobayΒ ayaa wasiirka iyo Safiirka oo si wada jir ah shir jaraa’id u qabtay ayaa waxa uu ugu horeyn safiirka midowha yurub ee Soomaaliya waxa uu ka warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen.

β€œWaxan ka wada hadalnay Arrimo dhowr ah o ay ka mid yihiin Β waxyabaha horyaala wasaarada warfaafinta sanadkan 2016 iyo xaalada guud ee Soomaaliya, Arrimaha Doorashooyinka iyo dowrka warbaafinta ay ku ledahay Wacyi gelinta bulshada iyo Sidoo kale Hirgelinta Sharciga Saxaafada Soomaliya.”Ayuu yiri Michele Cervone d’Urso.

Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo isna ka warbixiyay waxyabihii ay kala hadleen safiirka ayaa waxa uu sheegay inay ka codsadeen Midowga Yurub in ay Xoojiyaan Taageerada ay Siiyaan Dowlada Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Kulanka uu la qaatay Wakiilka midowga yurub ee Soomaaliya ayaa qeyb ka ah kulamo ay Magalada Nairobi Wasiirka iyo Mas’uuliyiinta Wasaarada kula yelanayaan Wakiilada Dowladaha iyo Hay’addaha Taageera Dowlada Soomaaliya.

IMG_3948 IMG_3951 IMG_3957 IMG_3962 IMG_3965 IMG_3967 IMG_3969 IMG_3978 IMG_3990 IMG_3994 IMG_4010 IMG_4014 IMG_4020 IMG_4032 IMG_4033 IMG_4034 IMG_4035

Sawir Qade:-Abdulkadir Ali Hussein Koronto

Previous Post

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Xalay lagu Qabtay Magaalada Nairobi”Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Kuxigeenka Q.M

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Kuxigeenka Q.M

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In