Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaadiid lagu Wareejiyay Maanta TALISKA Ciidamada BOOLIISKA Gobolka Hiiraan “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gaadiid lagu Wareejiyay Maanta TALISKA Ciidamada BOOLIISKA Gobolka Hiiraan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeeda Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray maana Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan loogu wareejiinayay gaadiid loogu talo galay in ay ku shaqeeyaan ciidamada booliska ee ka howlgalka Magaalada Baladweyne ee Xaruunta gobolka Hiiraan.

Munaasabada wareejinta gadiidkan oo lagu qabtay Xaruunta taliska ciidamada AMISOM ee duleedka Magalaada Baladweyne ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaliya jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud, Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Taliye ku xigeenka Ciidamada Dalka Jabuuti Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Hiiraan maamulka Degmada Taliyaha qeybta booliska ee Gobolka Col’isaaq Cali Cabdulle iyo  masuuliyiin kale.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Hiiraan Col isaaq Cali Cabdulle oo ugu horeyn la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gadiidkan maanta lagu wareejiyay Ciidamada booliska ee ka howlgala Magaalada Baladweyne ay wax badan ka tari doono howlaha ciidamada booliska ay u hayaan bulshada Soomaliyeed ee ku nool gobolka Hiiraan.

Sidoo kale Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba geed waxana uu sheegay in gadiidkan uu ka kooban yahay shan gaari islamarkana labo ka mid ah loogu talo galay ciidamada booliska gobolka Hiiraan ee ka howlgala Magaalad Baladweyne halka saddexda kalan ay ku shaqeyn doonaan Ciidamada booliska qeybta miino barista isago sheegay in gadiidkan labo ka mid ah ay ciidamada booliska ugu deeqday dowlada jarmalka halka saddexda kalan ay ku deeqeen Xafiiska Ha’yada QM u qaabilsan   miino barista ee main Action ee gobolka Hiiraan.

Taliyaha Ciidamada booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamuud oo ugu dambeyn la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gaadiidkan lagu wareejiyay ciidamada booliska Gobolka uu qeyb ka yahay gadiid loogu talo galay ciidamada booliska ee ka howlgala Gobollada dalka islamarkana horey gadiid loogu wareejiyay Maamulada kale ee  ka jira Dalka.

 

Taliyaha Booliska (20)Taliyaha Booliska (19)Taliyaha Booliska (21)Taliyaha Booliska (22)Taliyaha Booliska (1)Taliyaha Booliska (2)Taliyaha BooliskaTaliyaha Booliska (4)Taliyaha Booliska (5)Taliyaha Booliska (6)Taliyaha Booliska (7)Taliyaha Booliska (8)Taliyaha Booliska (3)Taliyaha Booliska (9)Taliyaha Booliska (10)Taliyaha Booliska (11)Taliyaha Booliska (12)Taliyaha Booliska (13)Taliyaha Booliska (15)Taliyaha Booliska (16)Taliyaha Booliska (17)Taliyaha Booliska (18)Taliyaha Booliska.8jpgTaliyaha Booliska.9jpgTaliyaha Booliska.7jpg

xuquuqda Sawiradani waxaa Iska Leh  www.hiiraanweyn.net

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Maamulka Puntland oo Maanta loo dhaariyey Xilka Cusub ee Dhowaan loo Magcaabay “Sawirro”

Next Post
Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Maamulka Puntland oo Maanta loo dhaariyey Xilka Cusub ee Dhowaan loo Magcaabay “Sawirro”

Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Maamulka Puntland oo Maanta loo dhaariyey Xilka Cusub ee Dhowaan loo Magcaabay "Sawirro"

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In