Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Layrarka Cadceeda ku shaqeeya loo laga hirgeliyay Caabudwaaq

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Layrarka Cadceeda ku shaqeeya loo laga hirgeliyay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflada loo sameeyay furitaanka mashruuca layrka ku shaqeeya ilayska Cad-ceeda ayaa lagu qabtay  degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgaduud waxaana ka soo qayb galeen mas’uuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq iyo Wasiir ku xigeenka Biyaha iyo Korontada ee maamulka Galmudug, qaybaha kala duwan ee bulshada waxaana mashruucan
uu yahay mid dalka ka socday in mudaa.

Tirada baalayaasha soolarka  oo 50 xabo ah ayaa labadii xababa waxaa ay isku jiraan 40 mitir iyadoona dhirirka wadooyinkana ay tahay labo kiilo mitir.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar oo ugu horayn u mahadceshay dowlada Norway oo mashruucaan fulinaysa ayaa ka warbixiyay wadooyinka laga hirgaliyay nalalkaan ku shaqeeya ilayska Cad-Ceeda.

Qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka iyo ururada haweenka ayaa si is kumid ah u soo dhaweeyay nalalkaan ku shaqeeya ilayska Cad-ceeda ee laga hirgaliyay Caabudwaaq.

Ugu dambayntii ayaa waxaa goobta ka hadlay Wasiir kuxigeenka Biyaha iyo Korontada ee maamulka Galmudug Mowliid Yaasiin Bare.

Waa markii ugu horeysay oo mashruuc  noo caan oo kale ah laga hirgaliyo jidadka halbowlaha u ah magaalada Caabudwaaq iyadoona mas’uuliyiinta howshaan wada ay sheegeen in 50 xabo ee nalalka
ku shaqayna ilayska Cad-ceeda ay tijaabo yihiin rajana ay ka qabaan in intaan ka sii badiyaan.

C/kariin Axmed Bulxan.
Caabudwaaq

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha oo furi doono shir dhaqaalaha Soomaaliya quseeya-Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In