Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ay Weheliyaan Wasiiro Ka tirsan Xukuumadda iyo Saraakiisha Laamaha amniga Dalka ayaa Maanta Hortagay Mudanayaasha barlamaanka Si Su’aala Uga waydiinyaan Xaaladahaa Amni Ee Dalka.
Kulanka Maanta oo ka Duwanaa Kulamadii Hore ayaa Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamad Sheekh Cismaan Jawaai Waxaa Diiradda Lagu Saarayaa Amaanka dalka Gaar ahaan Xaaladihii Ugu danbeeyay Ee magaalada Muqdisho .
Mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya Ayaa Guda Galay Su aalo Weeydiinta Ra’iisul Wasaaraha iyo saraakiisha Amaanka .
Saxaafadda ayaa Dibad Joog ka ah Kulanka Ay baarlamaanka Su’aalaha ku Weydiinayaan Ra’iisul Wasaaraha.
Kulanka ayaa La filayaa In Goordhaw la Soo Gabgabeeyo xili saakay uu soo bilowday oo ilaa galabtana uu socdo.
Wixii Warar ah Dib ayaa idin kala Socod Siinaynaa Insha’allah.