Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo ku baaqday in la caawiyo isbitaalada Madiina iyo Banaadir

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Isbitaalka Madiina oo laga hirgeliyay nalalka cad ceedda ku shaqeeya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Hay’adaha ammaanka dowladda Soomaaliya in ay baaritaanno ku sameeyaan sababta keenta dabkii ka dhashay Cusbitaallada Banaadir iyo Madiina ee magaalada Muqdisho.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya mudane Cusmaan Maxamed Cabdi (Cusmaan Daalo) ayaa ugu baaqay Hay’adaha amniga dowladda in ay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan dabkii ka kacay cubitaallada Banaadir iyo Madiina oo adeeg caafimaad u sameyn jirey shacabka danta yar.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Soomaaliya waxaa uu sheegay in khasaaraha ugu weyn uu soo gaaray Cusbitaalka Madiina oo dabku baabi’eyey qeybta saalada qaliinka oo ah qeybta ugu muhiimsan Cusbitaalka wasaaraduna ay xoogga saari doonto waxka qabashada iyo dayactirka qeybta saalada Cusbitaalka Madiina ee gubatay.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Cusmaan Maxamed Cabdi (Cusmaan Daalo) waxaa kale oo uu  sheegay in wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay wado qiimeyn ku saabsan ogaanshaha inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay dabka Cusbitaaladaas.

Ugu dambeyn wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya waxaa ay ugu baaqeysaa hay’adaha caawiya dowladda Soomaaliya in ay gacan ka geystaan waxka qabashada dhibaatooyinka dabku uu gaarsiiyey Cusbitaallada Madiina iyo Banaadir.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo sheegay in la baari doono sababta isku soo beegtay dabka isbitaalada Madiina iyo Banaadir

Next Post

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay guddiga badbaadada Suxufiyiinta “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay guddiga badbaadada Suxufiyiinta “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay guddiga badbaadada Suxufiyiinta “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In