Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maanta oo ku beegan Maalinta Biyaha Adduunka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maanta oo ku beegan Maalinta Biyaha Adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Noole kasta oo jooga Adduunkaan waxaa Saldhig u ah Noloshiisa Dhan kaste Biyaha iyadoo biyuhu uu qeyb weyn ku leeyahay Nolosha Dadka iyo Duunyada, waddan walba oo ku yaal Dunida waxa uu leeyahay Qorshayaal lagu horumariyo Biyaha Soomaaliya waxa ay ku tallaabsatay Horumarro Badan oo laga Sameeyay Dhanka Biyaha, Gobol Degmo, Tuulo iyo Meelkasta oo ka mi ah dalka waxaa laga hirgaliyay Ceelal dadka iyo Duunyada ay ka biyo Cabaan taas ayaana saldhig u ah Doorka muuqda ee Sannadkaan Soomaaliya Dhanka Biyaha ay ka gaartay.

Guddoomiye ku xigeenka Shirkadda Horumarinta Biyaha Prof Maxamed Sheekh Mahdi Cali  oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in maanta ay tahay maalin weyn maadaama Magaalada Muqdisho ay ku tallaabsatay Horumarro badan oo laga Sameeyay Biyaha, iyadoo meelo badan oo dalka ka mid ahna laga hirgaliyay Ceelal Biyaha dadku ay ka Cabaan.

Related posts

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026

“Maanta waxaa loo asteeyay maalinta Biyaha Adduunka ka shirkad ahaanna Qorsheheennu waxa uu yahay in dadku ay Cabaan Biyo Nadiif ah innaga iyo Dowladda Federaalka ahna  Aad baan uga wada shaqeynaa Arrintaas” Ayuu Yiri Prof  Maxamed Sheekh.

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka socda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha, iyadoo 22’ka bisha Maarso Sannad Walba Adduunka laga Xuso Maalinta Biyaha.

 

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ku wajahan Cadaado

Next Post

Madaxweynaha Puntiland oo ka hadlay Dagaalka Alshabaab

Next Post
Puntland oo Sheegtay in uusan Fashilmin Shirkii Madasha wada-tashiga Qaran ee Dhawaan Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay

Madaxweynaha Puntiland oo ka hadlay Dagaalka Alshabaab

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In