Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo ku dhawaaqay in Hal-milyan oo doolar ay dowladdu ugu deeqday dadka ay abaaruhu ku habsadeen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo ku dhawaaqay in Hal-milyan oo doolar ay dowladdu ugu deeqday dadka ay abaaruhu ku habsadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Gudiga Qaran ee Gudmadka Abaaraha ayaa looga hadlay Abaaraha ba’an ee ka jira dalka, shirkaan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay Ururada bulshada rayidka, Culumo u diink iyo Dhalinyarada waxayna dhamaantood muujiyeen sida ay diyaarka ugu yihiin ka qayb qaadashada abaaraha baahsan ee ku dhuftay qaybo badan ka mid ah goboladda dalka.

Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim Farketi oo xubin ka ah gudiga ayaa intii shirku socday wuxuu balan qaaday in dowladu bixinayso lacag gaaraysa 1,000,000 Milyan oo doolar si wax looga qabto Abaaraha ka jira dalka.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Gudigaan oo shaqadoodu tahay wax ka qabashada abaaraha ayaa waxaa looga dhawaaqay khamiistii la soo dhaafay shirkii golaha Wasiiradda, waxaan hogaaminaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Gudigan ayaa u xilsaaran isku xirka Dowladda dhexe, Dowlad Goboleedyada, Beesha caalamka, Wacyi galinta Shirkadaha gaarka loo leeyhay, Ganacsatada, iyo Hay’adaha Maxaliga ah iney gacan buuxda ka gaystaan ka qayb qaadashada Abaaraha saameeyey gobolo ka tirsan dalka.

Ugu danabayntii Gudiga ayaa ugu baaqay Beesha caalamka, Jaaliyadaha dibadaha, Shirkadaha waaweyn ee dalka ka jira iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed iney gacan ka gaysataan wax ka qabashada Abaaraha, oo saamayn ku yeeshay Xoolaha, Beeraha iyo Dadka intaba.

W Maliyadda Farkeeti

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Cumar oo uga Mahadceliyey Dawladda Talyaaniga taageerada ay siinayso Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa oo soo gabo gabeeyay socdaalkii Beledweyne

Next Post
Madaxweynaha: “ Waxaan shacabka ugu baaqayaa inay si dhow ula shaqeeyaan, xogtana ula wadaagaan laamaha amniga’’

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa oo soo gabo gabeeyay socdaalkii Beledweyne

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In