Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amniga oo Maan-dooriyaha Xashiishadda gacanta ku soo dhigay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada amniga oo Maan-dooriyaha Xashiishadda gacanta ku soo dhigay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal ay si wadajir ah degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir ay maanta uga sameeyeen ciidanka Nabad Sugidda qaranka iyo kuwa Booliska ayeey ku soo qabteen gaadiid uu ku raran yahay Maan-dooriyaha Xashiishadda kaas oo ay la soo qabteen kooxo ka ganacsanayay oo laba ahaa sida uu u sheegay warbaahinta Afhayeenka wasaradda amniga qaranka Cabdi Kaamil Shukri macalin Xirsi.

Afhayeenka ayaa tilmaamay in xashiishada ay ciidanka soo qabteen in tankeedu uu gaarayay ilaa 9 tan waxaase uu digniin adag u diray kooxaha ka ganacsada waxyaabahaasi maanka dooriya oo uu sheegay in dowladdu ay mamnuucday, cidkastaa oo lagu soo qabtana sharciga la horgeyn doono.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

DSC00954 DSC00956 DSC00957 DSC00958 DSC00959 DSC00961 DSC00962 DSC00963 DSC00964

Previous Post

Safaarada Soomaaliya ee Kenya oo Xalay Casho u Sameeysay Ganacsatada Soomaaliyeed”Sawirro”

Next Post

Siilaanyo oo casho sharaf xalay Hargeyso ugu sameeyay wefdigii dhowaan halkaa gaaray- Sawirro

Next Post
Siilaanyo oo casho sharaf xalay Hargeyso ugu sameeyay wefdigii dhowaan halkaa gaaray- Sawirro

Siilaanyo oo casho sharaf xalay Hargeyso ugu sameeyay wefdigii dhowaan halkaa gaaray- Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In