Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Diinta Soomaaliya oo Masar kula kulmay Sheekh Al-Azhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Diinta Soomaaliya oo Masar kula kulmay Sheekh Al-Azhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

IMG_1887Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wefdi uu hogaamnayo oo kusugan dalka Masar ayaa kulamo kala duwan la yeeshey mas’uuliyiinta dalkaasi.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Mudane C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ku soo dhaweyeey magaalada Qaahira ee dalka Masar mas’uuuliyiinta safaaraddaasi oo uu ka mid yahay siihayaha safaaradd Soomaaliya Ilyees Sheekh Cumar iyo xubno kale.

Mudane C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi ayaa ku amaanay mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Masar dadaalka ay ugu jiraan xoojinta xiriirka dhanka wadashaqeynta iyo diblomaasiyadda labada dal, maadaama Masar ay ka mid tahay wadamada taageera Soomaaliya.

Wasiirka Diinta oo u warramay Radio Muqdisho ayaa xusay in kulan uu la yeeshey Sheekh Azhar, waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaashi iyo xiriirka labada dhinac.

Muddooyinkii ugu dambeyeey waxaa sii kordhayaay xiriirka wadashaqeeneed oo ka dhexeeysa dowladaha Soomaaliya iyo Masar, ayadoo dhinacyada amniga, ciidanka iyo siyaasadda ay ka taageerayso dowladda.

IMG_1880 IMG_1881 IMG_1882  IMG_1886

Previous Post

Garsoorayaal soo dhaweeyay go’aankii Madaxweynaha ee xil ka qaadista

Next Post

Abaanduulaha Ciidanka XDS oo faah faahiyay deegaanno hor leh oo Al-shabaab laga saaray”DHAGEYSI”

Next Post
Abaanduulaha Ciidanka XDS oo faah faahiyay deegaanno hor leh oo Al-shabaab laga saaray”DHAGEYSI”

Abaanduulaha Ciidanka XDS oo faah faahiyay deegaanno hor leh oo Al-shabaab laga saaray"DHAGEYSI"

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In