Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan ayaa inta lagu guda jiro bisha Ramadan waxa uu la afuraa qeybaha shacabka iyo Meleteriga dalkaasi.
Erdogan ayaa mararka qaar la soo afura ciidamada ku sugan xuduudaha uu dalkaasi la leeyahay waddamada deriska la ah, isagoo sidoo kale la afura qeybaha bulshada ee dalkaasi Turkiga.
Arrintan ayaa soo jiidatay indhaha shacabka Turkiga kuna beertay kalsooni dheeraad ah oo ay ku qabaan madaxweyne Erdogan.