Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ammaanka oo hub ka soo saaray masjid ku yaal degmada Yaaqshiid+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka oo hub ka soo saaray masjid ku yaal degmada Yaaqshiid+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ay maanta ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku soo qabtay Huba lagu dhex qariyay Masjidka iyo labo qof oo arriintaasi ku lug yeeshay.

Taliyaha Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Yaaqshiid Gaashanle Dhexe Maxamed Yuusuf Nuur, ayaa sheegay in hubka lagu dhex qariyay Minaaradda Masjidka, ayna ku soo wargaliyeen Booliska dadweynaha ku nool Xaafadda.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

“Bulshada ayaa Xog ka helnay, waxaan baarnay Masjidka, markii aan furnay qeybta Minaaradda ee masjidka ayaan ku haragnay Hub, waxana soo xirnay labo qof oo arrintaan loo heysto”ayuu Yiri Taliyahay Saldhigga.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Gashale Sare Bishaar Abshir Geeddi, ayaa sheegay in Hubkaasi uu ahaa mid qeyb ka ah Dilalka iyo amni darada ka dhacda magaalada Muqdisho.

“Baaristu wali wey socotaa, hubkaani waa kan dadka muqdisho lagu laayo dadka Soomaaliyeed qeybna ka ah dilalka qorsheysan iyo amni darada Magaalada, ciidamada Booliskuna wuxuu u taaganyahay 24 saac in ay qatarta Argagixisada ka difaacaan shacabkooda”

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xoojiyay Howlgalka lagu sugayo amaanka magaalada Muqdisho, si looga hortago isku day kasta oo ka imaan kara kooxda Al-shabaab.
13625115_10205291395444616_1384485410_n

13625325_10205291399524718_716564137_n.png

13618177_10205291404244836_301829887_n.png

13608145_10205291403644821_1396110936_n.png

Previous Post

Culuma’udiinka iyo Bulshada Gaalkacyo oo cambaareeyay weerarkii dhawaan ka dhacay meel udhow Masjidka Nabbi Muxamed NNKH

Next Post

Wasiirka xanaanada xoolaha  oo Talyaaniga kula kulmay madaxa he’yada  FAO-Sawirro

Next Post
Wasiirka xanaanada xoolaha  oo Talyaaniga kula kulmay madaxa he’yada  FAO-Sawirro

Wasiirka xanaanada xoolaha  oo Talyaaniga kula kulmay madaxa he’yada  FAO-Sawirro

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In