Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan Booliiska Mareykanka oo la dilay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan Booliiska Mareykanka oo la dilay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shan ka mid ah saraakiisha booliiska magaalada Dallas ee gobolka Taxis ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu diley toogasho xilli halkaasi ay ka socdeen dibad baxyo ka dhan ah dilka nin ka mid ah dadka madow oo booliiska ay dileen sida ay sheegeen saraakiisha.

Sidoo kale dhowr ka mid ah saraakiisha booliiska ayaa weerarka ku dhaawacmay sida uu sheegay madaxa booliiska ee Dallas David Brown.

Related posts

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026

” Waxaa socda baaritaan xoog leh oo lagu baadi goobayo kuwa la tuhunsan yahay” , ayuu yir taliyaha booliiska Dallas David Brown.

Xaaladda ayaa ah mid wali aan xasilooneyn iyadoo wararka ay intaa ku darayaan in booliiska ay sawireen mid ka mid ah kuwa la tuhunsan yahay oo wali la raadineyo.

Rabshadahan ayaa ka dambeeyay markii ciidanka booliiska ay dileen Philando Castile oo lagu diley Minnesota  iyo Alton Sterling oo isana booliiska ay ku dileen  Louisiana.

Dibad baxyada  Dallas ka dhacay ayaa qeyb ka ah  banan baxyo laga dhigay guud ahaan Mareykanka oo looga soo hor jeedo dilalka ciidanka booliiska ay u geysanayaan dadka madow oo asalkooda Afrika ka soo jeedo.

Madaxweynaha  dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in dhammaan dadka maskaxda fiyow leh ay walaac ku heyso dilalka isdaba joogga ah oo loo geysto dadka madow.

_90326508_appolice _90326538_033954242-1 _90326700_033954618-1 _90326702_033955393-1 _90326706_mapthree _90327830_033955753-1

Previous Post

Wasiirka xanaanada xoolaha  oo Talyaaniga kula kulmay madaxa he’yada  FAO-Sawirro

Next Post

R/wasaare Cumar oo Adis ababa kula kulmay dhiggiisa dalka Ethiopia

Next Post
R/wasaare Cumar oo Adis ababa kula kulmay dhiggiisa dalka Ethiopia

R/wasaare Cumar oo Adis ababa kula kulmay dhiggiisa dalka Ethiopia

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In