Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ka qeybgalka haweenka Soomaaliya ee siyaasadda dalka-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Ka qeybgalka haweenka Soomaaliya ee siyaasadda dalka-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin kala duwan oo lagu qabtay Hotel Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku yeelan karaan siyaasadda  iyo hogaaminta dalka. kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay hey’adda SOYDEN oo kaashanaysa hey’adda UN-WOMEN.

Kulanka ayaa waxaa  dadkii ka qeybgalay kamid ahaa culimada diinta, ururka haweenka qaranka, kan gobolka Banaadir, dadka naafada ah, ganacsato iyo safiir sharafeedka haweenka Soomaaliyeed u qaabilsan xaqiijinta koontada haweenka ay ku leeyihiin hogaanka siyaasadda dalka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026

Intii kulanka uu socda ayaa waxaa laga dooday qodobo kala duwan oo muhiim u ahaa mowduucan laga hadlayay oo ay kamid aheyd tirada haweenka Soomaaliyeed ay ku yeelan karaan baarlamaanka soo socda iyo sida arintaas lagu gaari karo.

Mas’uuliyiintii kulanka ka hadlay ayaa waxaa kamid ahaa Xasan Axmed Sadiiq iyo Baarliin Maxamed Cadaani oo ka socday gudiga dowladda Soomaaliya u xil saartay xaqiijinta koontada haweenka ee siyaasadda Soomaaliya.

Sidoo kale, kulanka waxaa ka hadlay qaar kamid ah haweenkii ka qeybgalay waxayna sheegeen ahmiyadda ay haweenka u leedahay ka qeybgalka hogaanka siyaasadda dalka.

Gunaanadkii kulanka ayaa waxaa laga soo saaray qodobo lagu xoojinayo go’aanadii horey looga soo saaray ka qeybgalka siyaasadda ee haweenka Soomaaliyeed.

IMG_2861 IMG_2862 IMG_2863 IMG_2866 IMG_2867 IMG_2889 IMG_2890 IMG_2943 IMG_2951

Previous Post

Masar oo saanad ciidan ku wareejisay Soomaaliya-Sawirro

Next Post

AMISOM oo sheegtay in la baarayo odayaashii lagu laayay Wardiinle

Next Post

AMISOM oo sheegtay in la baarayo odayaashii lagu laayay Wardiinle

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In