Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg deg Dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku yaala Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dabdamiska Gobalka Banaadir Oo ku Guuleystay daminta Dab ka kacay Isbitaalka Banaadir

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kaalin shidaal oo ku taalada Wadada Warshadaha gaar ahana nawaaxiga Warshadii taraqa iyo Sigaarka ee Magaalda Muqdisho ayaa waxa ka kacay dab Qasaaro gaystay, goob joogayaal ka ag dhaw goobta ayaa u xqiijiyay Warbahinta Qaranka.

lama oga sababaha rasmiga ah ee dhaliyay dabka, hase ahaatee Saraakisha amaanka ayaa sheegay in ay ka war bixin doonaan qasaaraha iyo Sababaha ka danbeeya in uu dabkaasi kaco.

Related posts

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xooga saaraya xoojinta Xiriirkooda Laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xooga saaraya xoojinta Xiriirkooda Laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya

August 18, 2026
KUMANNAAN BULSHADA REER GAALKACYO AH OO ISUGU SOO BAXAY SOO DHOWEYNTA WAFDIGA MADAXWEYNAHA JFS

KUMANNAAN BULSHADA REER GAALKACYO AH OO ISUGU SOO BAXAY SOO DHOWEYNTA WAFDIGA MADAXWEYNAHA JFS

August 18, 2026

Gaadiidka Dab damiska iyo ciidanka amaanka ayaa ku howlan daminta Dabkaasi qabsaday Kalinka shaidaalka.

Previous Post

SAWIRO: Golaha Wasiirada oo ansixiyay siyaasadda isa soo dhiibayaasha kasoo laabta fikrada xag-jirnimada.

Next Post

SAWIRO: Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe oo kormeeray, Mashaariicna laga hirgaliyay Ka Jaray Dagmada Warshiiq

Next Post
SAWIRO: Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe oo kormeeray, Mashaariicna laga hirgaliyay  Ka Jaray Dagmada Warshiiq

SAWIRO: Gudoomiyaha Gobolka Sh/dhexe oo kormeeray, Mashaariicna laga hirgaliyay Ka Jaray Dagmada Warshiiq

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xooga saaraya xoojinta Xiriirkooda Laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xooga saaraya xoojinta Xiriirkooda Laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

KUMANNAAN BULSHADA REER GAALKACYO AH OO ISUGU SOO BAXAY SOO DHOWEYNTA WAFDIGA MADAXWEYNAHA JFS

KUMANNAAN BULSHADA REER GAALKACYO AH OO ISUGU SOO BAXAY SOO DHOWEYNTA WAFDIGA MADAXWEYNAHA JFS

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay isku soo...

Wafdi ka socday hay’adda Ifrah Foundation oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Wafdi ka socday hay’adda Ifrah Foundation oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 18, 2026
0

Wafdi ka socday Hay’adda Ifrah Foundation oo ay hoggaaminayo Ifraax Axmad, oo ah aas-aasisa iyo hal’abuurka Hay’addan isla markaana u...

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Bandiiradleey ee Gobolka Mudug

August 17, 2026
0

Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In