Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada dadka ku dhintay Qaraxyadi Gaalkacyo oo gaartay 32 qofood+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Tirada dadka ku dhintay Qaraxyadi Gaalkacyo oo gaartay 32 qofood+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

32 qofood oo rayid u badnaa ayaa ku geeriyootay laba qarax oo barqanimadii maanta ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen.

Dadkii ku dhaawacmay qaraxyadaasi ayaa loola cararay Isbitaalada magaalada Gaalkacyo kuwaasoo ay ku jiraan kuwo xaaladooda ay aad u liidato.

Related posts

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026

Goobta qaraxyadu ka dhaceen oo ah suuqa loo yaqaano xero Dayax ayaa la sheegay in mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ay wax yar ka hor  ka baxeen halkaasi, waxaana daqiiqado ka dib halkaasi ka dhacay laba qarax oo loo adeegsaday gawaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

Mas’uuliyiinta maamulka Puntland weli kama aysan hadlin qaraxyadaasi iyo qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

Maleeshiyaadka Shabaab ee looga bartay iney si xaq darro ah ku daadiyaan dhiigga muwaadiniinta Soomaaliyeed ee muslimiinta ah ayaa sheegtay mas’uuliyadda weeraradaasi bahalnimada ah.

FB_IMG_1471773396454 FB_IMG_1471773401129 FB_IMG_1471773403447 FB_IMG_1471773535365 FB_IMG_1471773403447

Previous Post

Xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay Soomaaliya oo Cambaareeyay Qaraxyadii Gaalgacyo

Next Post

Daawo Sawirrada: Gudoomiyaha cusub ee degmada Dharkeynleey oo maanta xilka la wareegay

Next Post
Daawo Sawirrada: Gudoomiyaha cusub ee degmada Dharkeynleey oo maanta xilka la wareegay

Daawo Sawirrada: Gudoomiyaha cusub ee degmada Dharkeynleey oo maanta xilka la wareegay

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

August 3, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

August 3, 2026
0

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In