Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisal Wasaaraha oo kulan la qaatay guddiga heer wasiir ee u xil saaran maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Ra’iisal Wasaaraha oo kulan la qaatay guddiga heer wasiir ee u xil saaran maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan guddiga heerka wasiir ee u xil saaran maareeynta siyaasadda tahriibka ayaa lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana ka soo qeyb galeen xubnihii ka tirsanaa guddiga heer Wasiir ee horey loogu xil saarey maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka.

Guddigan oo ka koobnaa Wasaarada Amniga, Wasaradda Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Caddaaladda, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Maamulada kala duwan ee federaalka, iyo xafiiska ergeyga gaarka ee xafiiska Ra’iisul Waasaaraha u qaabilsan maareynta xaquuqda carruunta iyo tahriibka Soomaaliya.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026

Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda ay muhiim u tahay in la maareeyo isla markaana siyaasad cad laga qaato dhibaatooyinka ka dhasha tahriibka.

Ra’iisal Wasaare Cumar wuxuu ka codsaday guddigan in si deg-deg ah ay u howl galiyan guddigii farsamada ahaa ee isna uu magacaabay isla maalinta la magacaabay guddiga heer Wasiir.

Wuxuu Ra’iisul Wasaaraha uu sheegay in sida kaliya ee loo yareyn karo khatarta tahriibka ay tahay in lala yimaado wada shaqeyn, siiba wakhtigan kala guurka ah, sidoo kale in la wacyigeliyo dhallinyarada aaminsan in nolosha dibadda ka wanaagsan tahay midda dalkooda islamrkaana sare loo qaado tayada waxbarasho ee dalka iyo in loo abuuro shaqooyin u sahla in nolol wanaagsan ay ku noolaadaan.

Ugu dambeyntii Ra’iisal Wasaaraha oo soo xiray shirka ayaa faray Wasiirada in ay sida ugu dhakhsiyaha badan u howl galiyaan guddiga farsamo ee Wasaarad walba ay ku leedahay ee loo xil saaray howshaan si xukuumadda ay uga hortagto dhalinyarada ku hamiyeeysa tahriibka.

image1 image2 image3 image4

Previous Post

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay qalinjebinta kumanaan arday ah SAWIRO

Next Post

Wasiirka arimaha gudaha oo Suudaan kulan kula yeeshay mas’uuliyiinta jaamacadda caalamiga ah ee Afrika-Sawirro

Next Post
Wasiirka arimaha gudaha oo Suudaan kulan kula yeeshay mas’uuliyiinta jaamacadda caalamiga ah ee Afrika-Sawirro

Wasiirka arimaha gudaha oo Suudaan kulan kula yeeshay mas’uuliyiinta jaamacadda caalamiga ah ee Afrika-Sawirro

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada Gaalkacyo

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada ammaanka ee Galmudug iyo Puntland oo iskaashanaya ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Galkacyo,...

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Qorshe lagu doonayo in Kenya laga dhiso xarun lagu karantiilo laguna daweeyo dadka Maraykanka ah,ee la kulmay Ebola ayaa...

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In