Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax ka dhacay saldhig booliis oo ku yaala magaalada Cizre ee Turkiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qarax ka dhacay saldhig booliis oo ku yaala magaalada Cizre ee Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qarax weyn oo gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay meel banaanka ah saldhiga booliis oo ku yaala magaalada koofur bari ee dalka Turkiga ee Cizre, sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas.

Ilaa iyo hadda lama soo warinin wax dhimasho ay oo qaraxaas ka dhacay, inkastoo laga cabsi qabo in ay dad badan ku waxyeeloobaan.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Sawiro la soo geliyay baraha bulshada ayaa waxaa ay muujinayaan dhisme dhowr dabaq ka kooban oo burbursan, mana cadda cida ka dambeysay weerarkan waxayna warbaahinta Turkiga ay ku eedeysay in ay ka dambeeyaan ururka PKK.

Magaalada Cizre ayaa dhowr jeer oo hore waxaa soo maray rabshado keentay in bilihii la soo dhaafay lagu soo rogay bandow taas oo qeyb ka ah dagaalka Turkiga uu kula jiro falaagada  PKK.

Qaraxaas ayaa dhacay saacado hore ee waqtiga dalka Turkiga, iyadoo dad goob joogiyaal ah ay sheegeen in ay maqleen jug aad u weyn.

Kow iyo toban gaadiidka gurmadka deg dega ah oo loo yaqaano ambulances iyo labo kamid ah duyuuradaha nooca qumaatiga u kaca ah ayaa goobta loo direy, sida uu soo wariyay wargeyska  Hurriyet.

Previous Post

Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka qeybgalay kulan dib u heshiisiin ah

Next Post

Waddamada Afrika iyo Japan oo maanta shir uga furmayo Nairobi

Next Post
Waddamada Afrika iyo Japan oo maanta shir uga furmayo Nairobi

Waddamada Afrika iyo Japan oo maanta shir uga furmayo Nairobi

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In