Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo war cusub kasoo saaray duqeyntii gobolka Mudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo war cusub kasoo saaray duqeyntii gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Gaanshaandhiga ee dowladda Mareykanka ayaa war cusub kasoo saartay duqeyntii Arbacadii lasoo dhaafay loo geystay saldhiga ciidanka maamulka Galmudug ay ku leeyihiin deegaanka Jeexdin ee Bariga gobolka Mudug.

Xoghayaha Gaashaandhigga Dowladda Mareykanka Ashton Carter ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay sameyn doonto baaritaan dheeraad oo ku aadan duqeyntii ka dhacday Bariga gobolka Mudug oo ay ku dhinteen ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ashton Carter ayaa sheegay in dowladda Mareykanku ay wado baaritaano ku aadan in howgalka lagu dilay ciidamo ka tirsan dowlad goboleed Galmudug.

Dowladda Mareykanka ayuu sheegay in ay bixin doonto jawaab kadib markii uu soo dhamaado baaritanada ay wadaan ee ku aadan duqeyntii ka dhacday duleedka magaalada Gaalkacyo.

Ashton Carter wali Macadeyn  dadka la dilay waxa ay yihiin lakiin waxa uu sheegay markuu soo dhamaado baarista in dowladda Mareykanku ay bixinayso jawaab .

Hadalka kasoo baxay Xoghayaha Wasaarada Gaanshaandhiga ee dowladda Mareynkanka ayaa kusoo beegmaya xilli Safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya uu sheegay  in dowladda Mareykanka ay qirsan tahay in aysan jirin shacab ku dhintay  duqeyntii ka dhacday duleedka Magaalada Gaalkacyo.

Previous Post

Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirada Qarax qasaaro geystay oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirada Qarax qasaaro geystay oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Daawo Sawirada Qarax qasaaro geystay oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In