Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxgaradka iyo culumada magaalada Gaalkacyo oo kala qaadayo ciidamadii ku dagaalamay gudaha magaalada.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Waxgaradka iyo culumada magaalada Gaalkacyo oo kala qaadayo ciidamadii ku dagaalamay gudaha magaalada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxgaradka iyo culumaa’udiinka Magaalada Gaalkacyo ayaa la filayaa in ay maanta kala qaadaan ciidamada isku hor fadhiya galbeedka magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Waxgaradka iyo culumada ka soo kala jeeda labada qeyb ee magaalada Gaalkacyo ayaa shir ay shalay yeesheen waxa ay ku kala saxiixdeen heshiis xabad joojin ah iyagoona ka codsaday maamulada labada dhinac inay la shaqeeyaan.

Waxgaradkan ayaa sheegay in ay maanta si deg deg ah u kala qaadi doonaan labada ciidan isla markaana sabibihii keenay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo dhawaan ay wadahadal ku xalinayaan.

Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa dagan saaka iyadoo shacabkana ay soo dhaweeyeen heshiiska ay Waxgaradka ka gaareen khilaafka magaalada Gaalkacyo.

Previous Post

Maamulka Galmudug oo soo dhaweyey Xildhibaanada cusub ee Hirshabeelle

Next Post

Sawiro: Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

Next Post
Sawiro: Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

Sawiro: Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In