Maxkamada Degmada Xamarwayne waxa ay baafinaysaa Dacwaysane Muxdiin Abuukar Axmed Ina faadumo Axmed faqay 47 jir ah , Degan dalka Talyaaniga Kaas oo ay ka taalo Dacwad Qoys ah, una dhaxaysa isaga iyo Xaaskiisa.
Sidaasi Darteed waxaa la farayaa in uu ku hor-yimaado maxkamda muddo 45 cisgo gudahood, kana bilaabanyasa 16/10/2016, ama uu soo dirsado Wakiil sharci ah, hadii aad ku imaan weyso Waqtigaas maxkamaddu waxa ay qaadi doontaa talaabo waafaqsan Sharciga lana xiriirta Dacwadaada.
Gudoomiyaha maxkamadda Degmada Xamar wayne
Dr.Abshir Cumar Cabdullaahi