Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada (SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
October 26, 2016
in Wararka
0
Madaxweynaha Maamulka Puntland oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galinkii danbe ee shalay waxa uu la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan maamulkaas, waxa uuna kala hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, horumarka dhaqaalaha, iyo sidoo kale sidii si wada jira ah looga shaqeyn lahaa midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed, si dalka looga samata bixiyo xaalada kala guurka ah ee uu ku jiro.

Madaxweynaha ayaa kulankiisa waxaa ku wehliyay gudoomiha Gobolka Barri, mudane Yuusuf Maxamed Wacays โ€œDhedoโ€, Duqa degmada Bosaaso Egn. Yasiin, Ku xigeenkiisa iyo Saraakiil ka tirsan madaxtooyada maamulka Puntland.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Mudane Cabdiwali Cali Maxamed โ€œGaasโ€ ayaa kulanka intii uu socday waxa uu sharaxaad kooban ka bixiyey dhamystirka wejiga labaad ee garoonka diyaaradaha ee magalada Bosaaso, balaarinta dekeda magalada Boosaaso, mashruuca biyo gelinta ee magalada Bosaaso, dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo, dayactirka wadada Garoowe-Gaalkacayo iyo garoonka diyaradaha ee magalada Garoowe oo heer gebogebo ah maraya.

Dhanka kale, Isimadii, cuqashii, waxgaradka iyo aqoon yahannadii kulanka ka qeyb gashay ayaa dhankooda waxa ay si weyn u soo dhoweeyeen kulanka xog warranka ah ee ay madaxweynaha la yeesheen, waxa ayna sheegeen in ay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada horumarka iyo midnimada ka hanaqaaday deegaannada maamulka Puntland.

Ugu danbayn madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isimadii, cuqashii iyo waxgaradkii kulan ka kasoo qayb galay uga mahad celiyey ka soo qayb galka kulanka waxa uuna kula dardaarmay in la xoojiyo ahmiyada ay leedahay xasiloonida, nabadgalyada iyo horumarinta dhaqaalaha iyo looga baxo gaajada iyo abaaraha baahsan ee ka jira qaarka ka mid ah deegaannada Maamulka Puntland.

img_9347

img_9357

img_9362

img_9366

img_9385

img_9399

img_9403

img_9437

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Sharmaโ€™arke โ€œCiidanka Hiil Walal waxa ay dhiigoodda u hureen sidiii ay Cadowga argagaxisada al-shabab ay kaga xorayn lahayeen Soomaaliya โ€œ.

Next Post

Xaaladda Magaalada Gaalkacyo oo saakay Dagan

Next Post
Xaalada magaalada Gaalkacyo oo saakay ah mid dagan.

Xaaladda Magaalada Gaalkacyo oo saakay Dagan

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In