Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax ka socota SONNA oo Maanta ka qeybgalaysa Shirweynaha Wakaaladaha Dunida

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madax ka socota SONNA oo Maanta ka qeybgalaysa Shirweynaha Wakaaladaha Dunida
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirweynahii Shanaad ee wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa Maanta oo Arbaca ah  ka furmayo Xarunta ugu caansan Caasimadda Azerbaijan ee Baku oo lagu magacaabo Hadary Aliyev Center  ,Soomaaliya waxaa ugu qeybgalayo Shirkaas Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qararka Soomaaliyeed ee SONNA Mudane C/raxmaan sheikh yuusuf Alcadaala iyo Madaxa Qeybta Carabiga ee Wakaaladda Cumar Faarax.

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa markii ugu horreysay taariikhda Xubin buuxda ka noqoneysa Sanadkaan Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida, iyadoo la filayo in si rasmi ah shirkaasi looga shaaciyo xubinnimada SONNA ee Wakaaladaha Wararka Dunida.

Related posts

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

June 27, 2026
Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026

Shirweynaha Wakaaladaha Wararka Dunida ee Azerbaijan ayaa sida qorshaha ah ajandayaasha looga hadlayo waxaa qeyb ka ah horumarinta Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

Previous Post

Akhriso magacyada mudanayaasha ku soo baxay doorashada aqalka hoose ee ka socota Kismaayo

Next Post

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida

Next Post
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo hoggaaminaya wafdi ka kooban wasiiro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale, ayaa maanta...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu...

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa gaaray dalka Kuwait, kadib martiqaad rasmi ah oo uga yimid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In