Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Soomaalıyeed ee maagaalada Kayseri dalka Turkıga ayaa booqday Muwaadinad Soomaaliyeey oo ku Xanuunsan Turkiga SAWIRO.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ardayda Soomaalıyeed ee maagaalada Kayseri dalka Turkıga ayaa booqday Muwaadinad Soomaaliyeey oo ku Xanuunsan Turkiga SAWIRO.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaliimo Yusuf Cali oo Qaxooti ku ah Dalka Turkiga ayaa mudo dhowr sano ah ku Xanuunsan Dalka turkiga gaar ahaan magaalada KAYSARAAY oo ka mida gobolada Bartamaha Turkiga ee Centeral Anadolu, Maamo Xaliimo ayaa xanuun ka Asiibay qeybaha Danbe ee Jirkeeda kaas oo ka dhigay in ay mudo dhowr sano ah Sariirtaasi Dul Taalo.

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka Barta Magaalada Kaysari oo ah Magaalo u dhaw halaka ay Xaliimo Yusuf ku Xanuunsanayso ayaa Booqasho ugu tagatay Axadii, Daahir Xuseen oo ku hadlay Magaca Ardadya Magaalada Kayseri ayaa Sheegay in ay Xaalada aad u Liidata ay ku sugan tahay Maama xaliima, oo haysata Afar Caruura, Ciyaalkaasi in ay iyada oo kaliya Masuul ka tahay hadana ay Xanuunsan tahay.

Related posts

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026

Waxaa uu intaasi ku daray in ay u sheegtay Maamada in magaalad ay ku sugan tahay Cisbitaaladeeda wax looga qaban wayay, Cisbitaal kale oo ay tagtay ay dhaqaatiirta u sheegeen in Qaliin lagu Samaynayo, Kaas oo ay ku baxay Lacag aysan Awoodin .

Ardayda ayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dhamaan muslimiinta ugu baaqay in ay Caawiyaan, Maamo Xaliimo Yuusuf Cali , gaar ahaan xiliga qaboobaha  ah ee la sii gelayo
Aksaraay Turkey : Numberkeeda: 00905070847860

1 (1)  1 (3)1 (4) 1 (5)

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay aas loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle “SAWIRRO”

Next Post

Magaalada Garowe oo maanta saddex kursi loo tartamay

Next Post
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Magaalada Garowe oo maanta saddex kursi loo tartamay

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

February 4, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay...

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa ka qeyb galay kulan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In