Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay doorashooyinka dadban ee ka socda dalka, waxaana barnaamijka marti ku ahaa afhayeenka gudiga doorashooyinka dadban Maxamed Keynaan oo si faah faahsan uga hadlay halka ay marayaan doorashooyinkaasi.
halkan hoose ka dhageyso