Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu horkacayay gudoomiyaha maxkamadda sare oo madaxda Galmudug kula kulmay Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu horkacayay gudoomiyaha maxkamadda sare oo madaxda Galmudug kula kulmay Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiayaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa waxaa qayb ka ahaa Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Calidaahir iyo mas’uuliyiin kale, waxaana garoonka diyaaradaha degmada Cadaado ku soo dhaweeyay madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo xubno ka tirsan wasiirada Galmudug.
Wafdiga Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa kulan la qaatay madaxda Galmudug, kaas oo ay kaga wada hadlayeen sidii loo hormarin lahaa adeegga garsoorka iyo nidaamka cadaaladda.
Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in  socdaalkooda maanta ay magaalada Cadaado ku soo gaareen uu la xiriiro sidii loo tayayn lahaa nidaamka cadaaladeed ee Galmudug.
Gudoomiyaha maxkamadda sare iyo xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa sidoo kale kormeeray xarumaha ay ku shaqeeyaan maxkamadaha iyo ciidamada Booliska Galmudug, iyagoo hawlwadeenada ka dhagaystay baahiyada ay ku shaqeeyaan.
Ibraahi Iidle Sulayman gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegay inay qalab iyo gaadiid ugu deeqeen garsoorka Galmudug dhawaana uu soo gaari doono, taageero kalena ay siindoonaan.
Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay hay’adaha cadaaladda Federaalka la kaashanayaan sidii loo xoojin lahaa nidaamka cadaaladeed ee Galmudug oo ah mid curdan ah.
DSC00605 DSC00606 DSC00607 DSC00609 DSC00611 DSC00612 DSC00614 DSC00615 DSC00618 DSC00620 DSC00621 DSC00622 DSC00625 DSC00627
Previous Post

Wasiirro ka tirsan Galmudug oo booqday deegaanno ay abaaro ku dhufteen+Sawirro

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In