Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Magaalada Muqdsho oo Xalay casho sharaf u sameeyay Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Duqa Magaalada Muqdsho oo Xalay casho sharaf u sameeyay Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xuseen Yuusf Jimcaale Madaale ayaa Xalay u sameya Casha Sharaf Gabdhaha Xulka Kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir.

Gabdhahaasi oo Dhawan ku soo Guuleeystay Koobkii Habdhaha Kubadda Koleyga ee Maamul Goboleedyada Dalka oo lagu qabtay Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal, taasoo lagu qabtay Xaruunta Aqalka Dowlada Hoose ee Muqdisho.

Related posts

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

August 4, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026

Guddomiyaha ayaa Gabdhahaasi u hambalyeey, guushii ay ka soo hooyeen Tartankii Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Maamul-goboleedyada Dalka Soomaaliya, waxa uuna ku booriyay inay dadaalkooda sii wadaan, si loo horumariyo Ciyaaraha Dalka.

Xaflaaddaasi casho sharafta ahayed waxaa ka soo qaybgalaya Xildhibaano, Madax ka tirsan Gobolka Banaadir iyo Marti sharaf kale.duq1duq2duq3duq4duq5duq6duq7duq8duq9

Previous Post

Hay’adda Nabad sugidda oo la wareegtay garaash uu ka soo baxay gaari qarxay

Next Post

Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa oo Sheegtay in 13,000 ay ka barakeceen Dalka Ciraaq

Next Post
Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa oo Sheegtay in 13,000 ay ka barakeceen Dalka Ciraaq

Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa oo Sheegtay in 13,000 ay ka barakeceen Dalka Ciraaq

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

August 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, isagoo carrabka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In