Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa oo Sheegtay in 13,000 ay ka barakeceen Dalka Ciraaq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa oo Sheegtay in 13,000 ay ka barakeceen Dalka Ciraaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeeysa ayaa sheegtay in saddex iyo toban kun oo Qooys  ay ku barakaceen shantii Maalmood ee ugu dambeeysay  dagaalada ka socda gaalada Momausel ee dalka Ciraaq.

Qooysas reer Ciraaq ah ee degganaa magaalada Mousel ee dalka Ciraaq oo tiradooda ay gaareeyso ilaa saddex iyo toban kun oo Qooys ayaa la sheegayaa in ay ku barakaceen shantii maalmood ee ugu dambeeysay dagaalada ka dhacaya magaalada Mousel oo u dhaxeeya ciidamada militeriga ee dalka Ciraaq iyo qolyaha argagixisada ah ee isku magacaabay Daacish.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Afhayeenka Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeeysa Stephen Dujaarik ayaa sheegay cel celis ahaan tirada dadka ku barakacaya dagaaladan ay gaarto boqolkiiba konton,oo maalin waliba ay ka soo baxayaan magaalada Mousel kun iyo lix boqol oo qof ilaa laba kun iyo saddex boqol oo qof, tan iyo markii sare loo qaaday hawl gallada Militeri.

 Ciidamada Ciraaq oo ay wehliyaan duqeeymaha dhinaca hawada sare ee ay wadaan dayuuradaha dagaalaka ee Mareeykanka ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in ay kaga qabsadaan qolyaha xagjirka ah magaalada ku taal dhankla Waqooyi oo muddo laba todobaad uu ka socday hawl gal militeri.

Previous Post

Duqa Magaalada Muqdsho oo Xalay casho sharaf u sameeyay Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir +Sawirro

Next Post

Xaflad Soo dhaweyn ah oo Muqdisho loogu sameeyay Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Uganda General katumba Wamala

Next Post
Xaflad Soo dhaweyn ah oo Muqdisho loogu sameeyay Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Uganda General katumba Wamala

Xaflad Soo dhaweyn ah oo Muqdisho loogu sameeyay Taliyaha Ciidamada difaaca dalka Uganda General katumba Wamala

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In