Sunday, May 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Michael keating oo Gaaray Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Michael Keating oo Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga  gaarka ah ee qaramada midoobay  u qaabilsan soomaaliya  Michael keating oo soo garay beledweyn  ayaa kormeer ku tagay  suuqa xoolaha lagu iibiyo ee magaalada  waxana uu u kuur galayay  sameynta ay abaaraha ku yeesheen gobolladaasi  isagoo uu ka xog wareystay qaar ka mid ah  ganacsatada  xoolaha oo u  sheegay in xoolaha ay  aad u sameyeen abaaruhu.

Intaasi kadib waxaa loo gudbiyay xarunta maamulka gobolka hiiraan waxaan uu   kulamo la qaatay madaxweynaha maamulka Hirshabeele iyo qeybaha kala duwan ee bulshada  iyo ugaas Xasan ugaas Khaliif iyo Wabar Geeddi wabar Xasan ku Tubow kulammadan ayaa looga hadlay  abaaraha ka jira gobolka  iyo sida ay Qarammada Midobey  gacan uga geysan lahayd  abaaraha.

Related posts

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 3, 2026
Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

May 3, 2026

Qaar ka mid  ururrada bulshada iyo gudoomiyasha dagmoyinka gobolka ayaa goobta kasoo jeediyay  dhibaatoyinka abaaraha ee ka jira degaannada ay masuulka ka yihiin.

 

Ergayga  gaarka ah ee Qaramada Midoobay  u qaabilsan Soomaaliya  Michael keating  aya ballan qaaday in ay gacan ka geysan doonaan  dhibaatooyinka  loo soo gudbiyay. Gudoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka jiro gobalka oo ay abaaruhu ugu horeyaan.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay Munaasabadda 53-aad ee aas-aaska Wakaaladda SONNA +Sawirro

Next Post

Golaha Wasiirada Galmudug oo ka shiray Xaaladda Abaaraha

Next Post
Galmudug oo noqotay maamulki ugu horeeyay ee soo doorta xubnaha aqalka sare+Akhriso

Golaha Wasiirada Galmudug oo ka shiray Xaaladda Abaaraha

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Golaha Mustaqbalka ku casuumay kulan wadatashi ah

May 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

May 2, 2026
0

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In