Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad deeq loogu aruurinaayey dadka abaaraha saameeyeen oo lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo deeq loogu aruurinaayey dadka ay abaaraha ku saameeyeen Gobolada Dalka Soomaaliya islamarkaana lagu soo bandhigayey doorka ay  Haweenka Soomaaliyeed ku leeyihiin Hormarinta dhaqanka ayaa xalay waxa ay ka dhacday Xarunta aqalka dowlada Hoose ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabadaan oo ay kasoo qeyb galeen Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xildhibaano , gudoomiyaha gudiga doorashooyinka ee madaxbanaan , gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir , fanaaniin iyo ururadda Bulshada Rayidka ayaa waxaa lagu soo bandhiagay bandhig carweed lagu soo bandhigayey hidaha iyo dhaqanka Soomaaliya.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

April 18, 2026
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

April 18, 2026

Munaasabaan oo lagu xusayey maalinta haweenka Soomaaliyeed ayaa lagu soo bandhigay deeqo kala duwan oo loogu tala galay in loogu tabarucu dadka ay abaaraha ka jiro Gobolada Soomaaliyeed in lagu taageero.

Gudoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir ayaa xustay muhiimada ay haweenka u leeyihiin bulshada aduunka isla markaana ay laf dhabar u yihiin bulsho weynta Soomaaliyeed , sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Munaasabada ayaa xusay in ay ka duwantahay 8 Marso sidii hore loo xusi jiray isla markaana sanadkan loo bedalay mid deeqo loogu aruurinaayo dadka ay abaaraha Saameeyeen.

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo balanqaaday in ay fulin doonaan Codsigii Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha.

Next Post

Fursad Shaqo: Request for Expression of Interest

Next Post
Fursad shaqo oo ka bannaan golaha shacbiga

Fursad Shaqo: Request for Expression of Interest

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

April 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(TURKY):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

April 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In