Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug oo dhiiragalin isboorti u sameysay Dhalinyarada Caabudwaaq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug oo dhiiragalin isboorti u sameysay Dhalinyarada Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyara iyo Isboortiga  Cumar Cabdi
Maxamed  ayaa soo gaarsiiyay xiriirka Isboortiga degmada agab isbootri
oo ay ugu talagashay wasaaradu inay ku dhisto isboortiska degmada isla
markaana ay uga qayb qaadato is dhex galka nabada Dhalinyarada

Waxaana agabka oo ka koobnaa qaybaha kala duwan ee isboortisga
agaasimahu uu ku wareejiyay  Gudoomiyaha Olombikada Galmudug Mahad
Cabdullaahi jaamac

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026

Waxaana tartanka koobka Kubadda cagta ee Nabadda iyo is dhexgalka
lagu daahfuray Kooxana Ubax iyo 1da Luuliyo waxaana ii suurta gashay
inaan waydiiyo dareenkooda labada kabtan ee lagu daahfuray ciyaarta
maanta

Ugu Dambayn Gudoomiyaha degmada caabudwaaq mahad cumar cilmi ayaaa oga
mahad celshay wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Galmudug  dadaalka
ay kubixsay dhiiragalinta horumarka Dhalinyarada.

Previous Post

Mas’uuliyiinta Jubbaland iyo Hayadda Kaah oo Kismaayo Ka bilaabay Mashruuc lagu wacyigelinayo Bulshada

Next Post

Wasaaradda Arimaha Gudaha oo soo saartay War Murtiyeed ku saabsan Wadahadalada Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

Next Post
Wasaaradda Arimaha Gudaha oo soo saartay War Murtiyeed ku saabsan Wadahadalada Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

Wasaaradda Arimaha Gudaha oo soo saartay War Murtiyeed ku saabsan Wadahadalada Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

Ciidamo ka tirsan Gorgor oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho 

August 11, 2026
0

Taliyaha Qaybta 1-aad ee Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Gorgor Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/sare Saahid Jaamac Faarax...

NISA oo fashilisay qorshe ay Khawaarijtu ku doonayeen inay ku waxyeelleeyaan shacabka

NISA oo fashilisay qorshe ay Khawaarijtu ku doonayeen inay ku waxyeelleeyaan shacabka

August 11, 2026
0

Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ka fuliyeen inta u dhexeysa Kabtan Naas iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In