Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo goor dhow gaaray Magaalada Afgooye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Fowsiyo Axmed oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo bogaadisay Madaxweynaha cusub “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor-dhow Safar dhanka Dhulka ah ku gaaray Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedreaalka soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo halkaasi si wayn loogu soo dhaweeyay , wuxuuna  kulan kula qaadan doona Madaxda Maamulka ,Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Taliyaasha Ciidmada Xoogga ee ku sugan  Gobalka Shabeelaha Hoose.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Ciidamada Ammaanka Dowaladda Soomaaliya ayaa si wayn u adkeeyay Amaanka wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Booqashada Madaxweynaha ee Degmada  Afgooye ayaa imaaneysa xili maalma ka hor  Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya  Ciidamo Maraykan ah ay Howgal ay sameeyeen ku dileen Horjoogahii  Alshabaab ee Gobalka Shabeelaha Hoose gaar ahaan deegaano ku dhow Bariire.

Previous Post

Wasiir Cabdi Xoosh “Waxaan hubin doonnaa in dadka baahiyaha gaarka ah qaba ay xuquuq lamid ah mida muwaadinka caadiga ah ay ku leeyihiin Dastuurka”

Next Post

Madaxweynaha JFS oo hadda kulan la leh bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye

Next Post
Madaxweynaha JFS oo hadda kulan la leh bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye

Madaxweynaha JFS oo hadda kulan la leh bulshada ku dhaqan Degamada Afgooye

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In