Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Degmadda Maxaas oo ka warbixiyey dad dhawaan lagu dilay degmada Maxaas.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Degmadda Maxaas oo ka warbixiyey dad dhawaan lagu dilay degmada Maxaas.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha   Degmada  Maxaas ee  Gobolka  Hiiraan Muumin  Maxamed  Xalane  ayaa  sheegay In  Dad dhawaan  lagu  Dilay  Deegaan  Hoos yimaada  Maxaas  ay  ka   Dambeeyeen  Malayshiyaadka  Al-shabaab.

Dadka  la  Dilay  ayaa  waxaa  ka   mid  ahaa Askari  ka  tirsanaa  Ciidamada  Xooga  Dalka  Soomaaliya  iyo  qof  shacab  ah iyadoo Weerarkaan  ay  ku  Dhaawacmeen labo  Qof  oo  shacab  ah  Gudoomiyaha  ayaa  Tilmaamay  In Falkaani  uu  ahaa  Gaadmo  ay geesteen kooxaha nabad diidka ah ee ku dhuumaaleysanayo qeybo ka mid ah Gobolka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026

Dhanka  kale Muumin Maxmed  Xalane Gudoomiyaha Degmada Maxaas oo  hadalkiisa  Siiwata  ayaa  soo  Hadal  qaaday  Inay Didaal  ugu  jiraan  Xal  ka  gaarista  Dagaal  beelo  dhawaan  ku  dhexmaray Deegaano  ka   tirsan Gobolka  Hiiraan asaga oo xusay in ay waan waanta beelaha walaalaha ay mareyso meel wanaagsan waxa uuna rajo wanaagasan ka muujiyey xal u helida khilaafkaas

Previous Post

Wasiir Xoosh iyo Saraakiil Sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo gaaray Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Daawo Sawiradda Wasiir Bayle oo Magaalada Baydhabo ku dhagax dhigay dhismaha wado laami ah.

Next Post
Daawo Sawiradda Wasiir Bayle oo Magaalada Baydhabo ku dhagax dhigay dhismaha wado laami ah.

Daawo Sawiradda Wasiir Bayle oo Magaalada Baydhabo ku dhagax dhigay dhismaha wado laami ah.

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa Habraaca...

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan madaxda hay’adda, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa guusha taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku guulaysatay in loo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In