Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maxamed Aadan Jimcaale Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo gaaray Jowhar

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Maxamed Aadan Jimcaale Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo gaaray Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya ayaa Xafiis Cusub waxaa ay ka furatay Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Sh/dhexe ahna Caasimada Maamulka Hir-shabeele.

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Jimcaale Koofi iyo Wafdi uu hugaaminaayo ayaashalay  gaaray magaalada Jowhar ee Xaruunta Shabeelaha dhexe  garoonka ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan hir-shabeele.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Maxamed Aadan Jimcaale Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa ka war bixiyay Socdaalka uu ku marayo Gobolada Dalka.

Halkaan ka dhageyso Koofi.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/07/Agaasimaha-Hayadda-Socdaalka-iyo-Jinsiyadda-Maxamed-Aadan-Koofi-.mp3
Previous Post

Maxakamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday gacan ku dhiig lihii dilay Wasiir Cabaas Siraaji (DHAGEYSO)

Next Post

Dhageyso : Saraakiil ka tirsan maleeshiyaad Al-shabaab oo lagu dilay Shabeelaha/hoose

Next Post
Dhageyso : Saraakiil  ka tirsan maleeshiyaad Al-shabaab oo lagu dilay Shabeelaha/hoose

Dhageyso : Saraakiil ka tirsan maleeshiyaad Al-shabaab oo lagu dilay Shabeelaha/hoose

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In