Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maalmihii la soo dhaafey ku maqanaa safaro Dalka dibadiidsa ah ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo safaradiisa ku kala bixiyey qaar ka mid ah Wadamada dariska ah sida Kenya iyo Ethiopia ayaa waxaa maanta goroonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo si diiran ugu soo dhaweeyey Wasiiro, Xildhibaanno, odayaal dhaqameed iyo Dadweyne aad u tiro badan oo ka kala socday xaafadaha iyo urarada bulshada, Kuwaas oo muujinayey taageerada ay u hayaan Madahaweynaha Koonfur Galbeed.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan ayaa mid mid u gacan qaaday qaar ka mid ah mas’uuliyiinta iyo dadweynihii garoonka ku soo dhaweeyay, waxaana intaasi kadib uu socod lugta ah ku soomaray waddada is kuxirta Madaarka diyaaradaha iyo Aqalka Madaxatooyada, isaga oo ku dhexjira dhamaan dadkii ka qeyb qaadanayey soo dhaweyntiisa, taasi oo muujinaysa nabadgelyada ka jirta deegaanada KG.

Mudane Shariif Xasan ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska gaarka ah ee Dawlad Gobaleedka KG, waxaana uu warbaahinta u sheegay in socdaalkiisa uu ku tegay dalalka dariska ah uu ku soo dhamaaday guul iyo is afgarad.

 

 

 

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Khartuum “SAWIRRO”

Next Post

Hooyo Soomaaliyeed oo codsatay in lagu caawiyo siideynta wiilkeeda oo ku xiran Liibiya “Dhageyso”

Next Post
Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin “Dhageyso”

Hooyo Soomaaliyeed oo codsatay in lagu caawiyo siideynta wiilkeeda oo ku xiran Liibiya "Dhageyso"

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

August 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In