Barnaamijkan ayaa waxaan ka diyaarinay waxyeelada qaraxii maanta u geystay shacabka Soomaaliyeed ha ahaato naf ama maal, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya kaas oo uu daadahaynayay wariyaheena Sugaal Macalin Maxamuud.
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...











