Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Banaanbax ka dhan ah Shabaab oo ka dhacay magaalooyinka Johannesburg iyo Cape Town+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Banaanbax ka dhan ah Shabaab oo ka dhacay magaalooyinka Johannesburg iyo Cape Town+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Banaan baxaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen urur dhalinyaro ah oo ka koobnaa qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida South Africaย  una istaagay in ay qeyb ka noqdaan gurmadka loo sameynayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho oo kooxaha argagaxisada ay ku xasuuuqeen shacabkii masaakiinta ahaa ayaa waxaa uu ka dhacay xaafadda Mayfair ee magaalada Johannesburg.

Dadweyne aad u farabadan oo u badnaa dhalinyaro iyo haween ayaa isugu soo baxay barxadda weyn ee xaafada Soomaalida dagan tahay Mayfair kuwaa oo shaqooyinkooda ka soo tegay isla markaana madax ku soo xirtay marooyin gaduudan oo ay ku muujinayeen dareenka iyo sido kale boorar waa weyn.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Madaxda jaaliyadda Soomaalida iyo shacab kale ayaa goobta hadalo kooban oo u badnaa tacsi ka jeediyay waxaana ay dhamaan ka mideysnaayeen dareenka murugada leh oo ay ka qabaan weerarkii bahalnimada ahaa eeย  14-a bishaan kooxaha argagaxisada ay ku qaadeen isgoys-ka Zoobe ee magaalada Muqdisho kaa oo ay ku nafwaayeen ku dhawaad 300 ruux tiro ka badana ay dhaawacyo ispitaalada la jiifaan.

Inta qudbadaha socdeen waxaa la arkayay haween badan oo ilmeynaya isla markaana wajiyooda laga dheehan karay in dhibaatada iyo diifta ay ku reebtay dhacdadaan naxdinta leh, qaarkood oo warbaahinta qaranka la hadlayna ay sheegeen in tani ay tahay musiibo ku habsatay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana hooyooyinka.

Intaasi kadib waxaa ay socod ku soo mareen wadooyinka xaafada Mayfair ayaga oo ku qeylinaya erayo ay kaga soo horjeedaan kooxaha argagaxisada ah ee falkaan foosha xun geysatay waxaana ku jiray erayo ay ka midyihiin”Al-shabaab dooni meyno,nabad diidka dooni meyno,maato laaye dooni meyno”

Sido kale Magaalada Cape Town ayaa Soomaalida ay ka dhigeen banaan bax kan la mid ah ayada oo Soomaalida xaafada Bellville ay isugu timid madrasada Sunna ay Soomaalida ku leedahay magaalada Cape Town.

C/laahi Maxamuud Amiin.

C/laahi Qorshe.

Johannesburg-South Africa.

Previous Post

Guddoonka Golaha Shacabka, Wasiirro iyo Duqa Muqdisho oo soo dhaweeyey deeq ka timid Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah madaxda Caalamka

Next Post
Madaxweynaha oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah madaxda Caalamka

Madaxweynaha oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah madaxda Caalamka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In