Thursday, August 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Erdogan oo Booqasho ku jooga Dalka Kuwait

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Erdogan oo Booqasho ku jooga Dalka Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha dalka turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rassmiya ku tagay wadanka kuwayd kadib martiqaad uu ka helay amiirka wadanka kuwayd

Shiekh Sabah Al – Ahmad Al – Jaber Al – Sabah. Recep Tayyip Erdogan markii uu soo gaadhey airportka waxaa halkaa ku qaabiley raisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arimaha dibada wadanka kuwayd Shiekh Sabah Al – Khalid Al – Hamad Mr Erdogan ayaa ka soo laabtay booqasho uu ku joogay magaalada Sochi ee wadanka  Ruushka, halkaasoo kulan kulan kula qaatey dhigiisa wadanka ruushka Vladimir Putin.

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Madaxwayne erdogan ayaa sheegay intu ku gudo jiro safarkan inuu kala hadlo dawlada kuwayd xiisada ka dhex aloosan dawladaha khaliifka waxaanu ugu baaqay madaxda gobolka inay ka sheqeeyaan sidii la iskugu soo dhawayn lahaa dadka walaalaha loogana shaqayn lahaa isku duubnaanta iyo midnimada khaliijka.

Intaa wuxuu ku daray dhamaan dawladaha khaliifku inay walaal isku mida u yihiin wadanka turkiga wax lagu xumaadana ay tahay in la kala fogeeyo lana kala jarjaro dad walaalo ah isagoo sheegey siyaasadaa cidda wadana in la garanyo.

Afhayeenka madaxtooyada turkiga Ibrahim Kalan ayaa sheegay madaxwayne Erdogan intuu ku suganyey wadanka turkiga inuu dawlada kuwayd ka wada hadli doonaan arimaha xidhiidhka labada wadan sidii loo xoojin lahaa sdioo kale ganacsiga ,maalgashiga ,dalxiiska warshada ,militariga iyo waxbarashada afhayeenku intaa wuxuu ku daray Mr Erdogan marka uu dhamaysto doorashadiisa wadanka kuwayd inuu uga sii gudbi doono wadanka Qatar halkaasuu kaga qayb gali doono shirka Guddiga Istaraatiijiga Turkiga-Qatari.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay deegaano hoos yimaada Baraawe

Next Post

Head of Procurment

Next Post

Head of Procurment

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In