Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Somaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu qabtay

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Somaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada xuska maalinta Macalinka Somaaliyeed oo ku beegneed 21-ka November balse maanta lagu qabtay caasimadda Muqdisho  islamarkaana ay ka qeybgaleen Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska ,xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamanka iyo Masuuliyiin kale ayuu ka sheegay Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Dwoladda Federaalka mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan  in wasaarddu mudaan gaar ah siineyso Macalimiinta islamarkaana Miisaaniyadda wasaaradda logu talagalay sanadka 2018 ay kujirto mushaaraadka Macalimiin gaaraya 300-oo dowladda ay bixineyso

Prof Maxamed Axmed Jimcaale Gudoomiyaha Jaamacadda umadda Soomaaliyeed iyo safiirka Somaaliya u fadhiya dalka Ruushka Ambaasador cadde Duqoow oo labaduba mudo dheer Macalimiin kasoo ahaa Jaamacada Umadda ayaa xusay in macalinku lafdhabar u yahay buslahada

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Xildhibaan Cali Cismaan (Cali Jowhar) gudoomiyaha Guddiga arrimaha bulshada ee golaha shacabka iyo Senator Zamzam Daahir Maxamed oo ah Xogahayah guud ee guddiga  arrimaha bulshada Aqalka sare ayaa balan qaaday in ka Baarlaman ahaan ay ka shaqeynayaan dib usoo celinta qiyamkii ay lahaayeen Macalimiinta Soomaaliyeed

21-ka November ayaa loo asteeyay inay noqoto Maalinta Macalinka Soomaaliyeed sanadkii 1974-kii waxaana Sanad walba maalintaa laga xusaa gudaha dalka iyadoo lagusoo bandhigo duruufaha adag iyo caqabadaha horyaala Macalimiinta Soomaaliyeeed iyo sida ugu wanaagsan ee wax looga qaban karo

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo Shir gudoomiyay kulankii kowaad ee Golaha Amniga Jubbaland

Next Post

Daawo Sawirradda Xuska Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH) oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal Soomaalida Mareykanka ayaa lagu qabtay Magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Next Post
Daawo Sawirradda Xuska Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH) oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal Soomaalida Mareykanka ayaa lagu qabtay Magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Daawo Sawirradda Xuska Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH) oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal Soomaalida Mareykanka ayaa lagu qabtay Magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In