Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo ka hadashay Qorshaha Horyaala

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo ka hadashay Qorshaha Horyaala
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh ee dhawaan uu magacaabay R/wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa sheegay in qorshayaasha Wasaaradda Difaaca Dalka ay tahay Dhismaha iyo qalabaynta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Maxamed Mursal Shiikh Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Arintaas ku sheegay wariysi uu siiyay Warbaahinta Qaran in ay ka go,an tahay Wasaaradda Gaashaandhiga XFS in Guuda ahaanba Dalka laga saaro Maleeshiyada Nabad diidka ah ee Al shabaab.

Related posts

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

February 4, 2026
Faadumo Cabdiqani Yuusuf oo loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Faadumo Cabdiqani Yuusuf oo loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026

Wasiir Maxamed Mursal ayaa ka dhanka kale soo hadal qaaday Qorshaha Iskudhafka Ciidamada Qaranka ee ay biloday Dowladda Federaalka Soomaaliya in uusan Dalka caqabad ku noqon doonin.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/Wareysi-Wasiirka-Difaaca-Dalka-Mudane-Maxamed-Mursal-Shuukh-By-Baashi-Cali-Xaashi.mp3
Previous Post

Faah faahin ku saabsan Dagaal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

February 4, 2026
0

Waxaa si rasmi ah usoo dhammaatay doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, taas oo...

Faadumo Cabdiqani Yuusuf oo loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Faadumo Cabdiqani Yuusuf oo loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
0

Faadumo Cabdiqani Yuusuf ayaa loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib doorasho rasmi ah oo ay ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay xil-wareejinta Taliyaha CXDS

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay xil-wareejinta Taliyaha CXDS

February 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

February 4, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Fiqi), ayaa si weyn u ammaanay waxqabadkii Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In