Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Turkiga oo sii caro leh uga hadashay go’aanka Trump ee magaalada Qudus

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Turkiga oo sii caro leh  uga hadashay  go’aanka Trump ee magaalada  Qudus
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guud ahaan Dalaalka Caalaamka ayaa si isku midah ugaa dhacay dibadbaxyo  loga soo hor jeedo hadalkii kaso yeeray Madaxawaynah Dalka Mareykanka Donald Trump.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

Dalka Turkiga ayaa si wayn uga soo horjeestay hadalka Trump  uu ku sheegay in Qudus ay noqoon doonto caasimadda  Israa iil.

Warbaahinta Dalka Turkiga ayaa sheegtay  in ay ka dhaceen 81 Gobol oo kamid ah Dalka Turkiga  dibadbaxyo

ayaado loga soo horjeedo , dhawaaqa uu Mareykanka uu ku doonayo  in ay  Qudus  noqooto Caasimadda  Israa iil.

Dibadbaxyada Turkiga waxay ka turjumayaan carada  Dalka Turki ee ku aadan go’aanka Trump, xiriirka  Dalka turkigu uu la leeyahay Dalka maraykanka  ayaa la sheegay in lagaa cabsi qabo in uu hoos u dhaca ku yimaado .

baraaha ay isticmaalan bulshaada ayaa lagu soo bandhigay qoraallo lagu cambaareeynayo go’aanka Maraykanka  oo  ay soo saareen hay’adaha Turkiga,  iyo Dalaalka Carabta

Previous Post

Dhageyso: maleeshiyaadka Al shabaab oo boobay goobo ganacsi ee Gobolka hiiraan

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ganacsato ka socda Africa ay maalgashi ku sameyn doonaan Soomaaliya  

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ganacsato ka socda Africa ay maalgashi ku sameyn doonaan  Soomaaliya   

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ganacsato ka socda Africa ay maalgashi ku sameyn doonaan Soomaaliya  

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In