Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka oo Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan kala la wareegay Nabad diidka Al shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka oo  Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan kala la wareegay Nabad diidka Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ka wada dhaqdhaqaayo Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab.

Howlgalkaan Ciidamada Xooggu ka wadaa Gobolka hiiraan ayaa waxaa Ujeedkiisu tahay sidii Nabad iyo nolal diidka Al shabaab looga sifeyn lahaaa deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolkaasi.

Related posts

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

May 2, 2026
Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

May 2, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Ibraahim Maxamed Geedi ayaa Saaka soo sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka ay la wareegeen Deegaano  maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka Al shabaab ku dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanadaasi.

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaa ay ka wadaan Qorshayaal Dagaal oo maleeshiyada Nabad nolal diidka ah ee Al shabaab looga dulqaadayo Dhibaatooyinka ku haya Shacabaka Soomaaliyeed.

Previous Post

Xisbiga ANC ee K/Afrika oo Doortay Hogaamiye Cusub

Next Post

Dhageyso: Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka oo faah faahin ka bixisay Xaaladd Barakacayaasha

Next Post
Dhageyso:  Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka oo faah faahin ka bixisay Xaaladd Barakacayaasha

Dhageyso: Hay'adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka oo faah faahin ka bixisay Xaaladd Barakacayaasha

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku...

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In