Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Howlaha guud oo kormeeray Waddada Jeneraal Daa’uud “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Howlaha guud oo kormeeray Waddada Jeneraal Daa’uud “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya ahna siihayaha Xilka Wasiirka ayaa kormeeray Waddada Jeneraal Daa’uud oo isku xirtay Degmooyinka Boondheere, Warta Nabadda iyo Yaaqshiid, halkaasi oo ay ka socoto howlo dib u dayactir ah.

Agaasimaha Guuud ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Salaax Cabdulaahi Axmed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay muhiimadda waddadaan ay u leedahay bulshada, sido kale waxa uu mahadceliyay Maamulka gobolka Benaadir oo qeyb weyn ka qaatay dhismaha Waddadaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Golaha Mustaqbalka ku casuumay kulan wadatashi ah

May 2, 2026
Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

May 2, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudnae Jamaal Xasan Cismaan ayaa sheegay in ujeedka kormeerkooda uu la xiriiray sidii ay u ogaan lahaayeen hanaanka ay u socoto dib u dhiska Waddada Jeneraal Daa’uud, waxaana uu bulshada ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska goobaha Danta Guud.

Previous Post

Howlo dib u dayactir ah oo laga bilaabay xarunta Degmada Hodan “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada GSH iyo Golaha Wakiilada Puntland

Next Post
Gudiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta shiray kana hadlay go’aanki xukuumadda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada GSH iyo Golaha Wakiilada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Golaha Mustaqbalka ku casuumay kulan wadatashi ah

May 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

May 2, 2026
0

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In