Xildhibanaoka tirsan Maamulka Hirshabeele oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulkaas in ay ka shaqeeyaan Dhismaha Maamul wanaagga iyo Waxka qabashada Arimaha Bini aadanimo ee Maamulka Hirshabeele.
Shiikh Xasan Macalin iyo C/laahi Maxamed Xaaji oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Hirshabeele ayaa si wada jir ah waxay uga codsadeen sawiirada in ay dhira galiyan hoor usocodka hormaarka iyo dhismaaha maamulka iyo isku xirka bulshaada ku nool Degaanada Hirshabeele .
Halkaan ka Dhageyso codaadka xilibanaada:
Xildhibaano Hirshabeelle sheekh xasan Macalin iyo Cabdulaahi Maxamad Xaaji .MP3 vvvvvvvvvvvvvv