Saturday, September 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha DF Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Qardho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Keyd Hore, Keydka Sawirrada, Wararka
0
Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha DF Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Qardho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Qardho .

Madaxweynaha iyo wafdig la socday waxaa soo dhawayntooda ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Qardho, waxaana  kahor inta aanay soo gaarin magaalada si wayn loogu soo dhaweeyay Dangorayo ,halkaas oo ay kasoo dhagax dhigeen waddo laami ah oo isku xiriiridoonta magaalooyinka Dangorayo iyo Eyl .

Related posts

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo buuxiyay boosas banaanaa

Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo buuxiyay boosas banaanaa

September 19, 2026

Madaxwaynaha  dawladda federaalka ee Soomaliya iyo Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Puntland ayaa markii ay soo gaareen magaalada Qardho waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay, duqa degmada Qardho , qaar ka mid ah Golayaasha dawladda Puntland, iyo dawlaadda federaalka Soomaaliya , isimo, Salaadin , Cuqaal , waxgarad iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Qardho .

Madaxweynaha DF ee Soomaaliya  ka mahad-celiyey soo dhawaynta balaaran ee ay ku Maamuuseen .

Sidoo kale Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxa uu hadhima-sharafeed usameeyay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland  iyo Mdaxwaynaha DF Soomaaliya , isla mar ahaantaana waxaa uu boqorku hadiyado  hiddaha iyo dhaqanka ah oo uu ugu talagalay in uu ku Maamuuso Gudoonsiiyay  Madaxwaynaha DF Soomaaliya iyo weliba siyaasi Salaad Cali Jeele.

Boqorka ayaa wax uu halkaasi ka jeediyay hadalo mahad naq ah oo uu kusoo dhawayanyo Madaxwaynaha Dawladda FD Soomaaliya .

Ugu danabayn Madaxwaynaha dawladda federaalka ee Soomaaliaya iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka puntland ayaa waxa ay dhagax-dhigeen dhisme ay yeelan doonto Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda magaalada Qardho ..

Previous Post

Dhegeyso Xildhibaan Dalxa ”Hala joojiyo Xiisadda Dagaal ee u dhaxayso Puntland iyo Somaliland”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo “Walaalayaal soo dhaweyntiinna diirran waxa ay ka tarjumeysaa in aad tihiin dad dowladdooda jecel+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Walaalayaal soo dhaweyntiinna diirran waxa ay ka tarjumeysaa in aad tihiin dad dowladdooda jecel+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo "Walaalayaal soo dhaweyntiinna diirran waxa ay ka tarjumeysaa in aad tihiin dad dowladdooda jecel+Sawirro

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo buuxiyay boosas banaanaa

Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo buuxiyay boosas banaanaa

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey laba xubnood oo buuxinaya boosaskii ka bannaanaa Guddiga Madaxa-bannaan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wasiirka Difaaca ee dalka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wasiirka Difaaca ee dalka Shiinaha

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha,...

TACSI:Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida ku timi Weriye Maxamed Muudey(Boqorka Bartamaha)

TACSI:Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida ku timi Weriye Maxamed Muudey(Boqorka Bartamaha)

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In