Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo Suudaan uga qeybgashey Bandhig Dhaqameed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Magaalada Cadaado oo ka socota qaban qaabo ku aadan soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026

Jamacadda Axfaad ee Dalka Suudaan  ayaa qabatay Bandhig ay ugu magac daraty habeenkii dhaqanka,waxaana ka qeyb galay Dowlado badan oo Ardaydoodu ay dhigtaaan Jamacadaasi Soomalina ay ku jirto.

Axfaad oo ah Jaamacad ay dhigtaan Haweenka oo kaliya ayaa Sanadkii mar lagu qabtaa bandhig dhaqameed ay dhaqamadooda ku soo bandhigaan dhamaan Dowladaha ay ardaydoodu dhigtaan Jaamacaddaasi.

Bandhiga oo ka dhacayay Xarunta Jaamacadda Axfaad   ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad weyna aad u fara badan iyo qaar ka midah Ardayada Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Suudaan iyo waliba madaxda Ururka Ardayda Soomaaliyeed.

Gabdhaha Soomaaliyeed ee dhigta jaamacadda Axfaad ayaa door la taaban karo ka ciyaaray mudadii uu socday bandhiga waxeyna goobta ku soo bandhigeen waxyaabaha hiddaha iyo dhaqanka u ah dadka Soomaaliyeed, taariikhda wadanka ,Cunooyanka u gaarka ah Soomaalida iyo waliba qaar ka mid ah Cayaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Dhanka kale Xoghayaha Guud ee Midowga Ardayda Soomaaliyeed Dalka Suudaan Cabdiraxmaan Maxamed Saciid iyo Maxamed Cismaan Cali “Mucjiso” ayaa aad u bogaadiyay Gabdhaha Soomaaliyeed doorka fiican ee ka qaateen bandhiga.

Dowladaha ka qeyb qaatay bandhigan ayaa waxay ahaayeen kuwo aad u badnaa iyadoona Dhamaan dadkii ka soo qeyb galay munaasabada lagu soo bandhigayay Bandhig Dhaqameedka ayaa aad ugu helay Dhaqanka Soomaaliya, iyagoo waxbadan ka bartay dhaqamada Soomaaliya iyo waliba Taariikhada Dalka.

Previous Post

Magaalada Cadaado oo ka socota qaban qaabo ku aadan soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya 

Next Post

Ciidamada Dowlada Soomaliya oo hawlgalo ka sameyay degaanada hoos tago Dagmada Balcad

Next Post
Ciidamada Dowlada Soomaliya oo hawlgalo ka sameyay degaanada hoos tago Dagmada Balcad

Ciidamada Dowlada Soomaliya oo hawlgalo ka sameyay degaanada hoos tago Dagmada Balcad

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
0

Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In