Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGEYSO :Gudoomiyah Dagmaada Ceelbuur oo ka hadalay hawlgal logaa soo furtay caruur Al-shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
DHAGEYSO :Gudoomiyah Dagmaada Ceelbuur oo ka hadalay hawlgal logaa soo furtay caruur Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xogga dalka ayaa hawlgalo ka dhan ah Al -shabaab  ka sameyay  degaano hoostaga dagmaada Ceel Buur ee gobolka galgaduud .

Gudoomiyaha dagmaada  Ceelbuur Col,Nor Hassan Gutale ayaa sheegay in ay socodan hawlgalaada lagu bacasanyo kooxada Al-shabaab,sido kale waxa u sheegay intaa u  socaday hawlagalka in ay gacanta ku soo dhigeen caruur maleeyshiyaadka Al-shabaab gacanta ugu jiraay oo ay doonayeen in ay ka dhigaan xagjir dhibatooyin ka geeysta ugadaha degaanada gobolka galgaduud ee bartamaha dalka .

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

caruurta la soo badbaadshay ay garayay  ilaa sadeex caruur ah hataan  ay ku jiran gacanta Ciidanka Xogga Dalka  Soomaaliyeed .

Gudoomiyaha Degmaada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa intaasi raaciyay  in caruurta laga soo furtay argagixisaada Al- shabaab  lo gudbin doono waalidkii dhalay  caruurtasi.

Halkaan ka dhageyso codka Gudoomiyaha Dagmaada Ceel Buur

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/GudDegCeel-Buur-ColNor-Hassan-Gutaleaxad.mp3
Previous Post

Faah-faahin ka soo baxeysa Qarax Caawa ka dhex dhacay Guri ku yaalla Muqdisho

Next Post

DHAGEYSO : Gudoomiyaha Xeraada Al-kharaaj ee Dalka Yamaan oo ka waraamay xaalada dadka ku sugan Xeraadasi

Next Post
DHAGEYSO : Gudoomiyaha Xeraada Al-kharaaj ee Dalka Yamaan oo ka waraamay xaalada dadka ku sugan Xeraadasi

DHAGEYSO : Gudoomiyaha Xeraada Al-kharaaj ee Dalka Yamaan oo ka waraamay xaalada dadka ku sugan Xeraadasi

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In