Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/Wasaare ku xigeenka Kuweyt oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee dalkaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
R/Wasaare ku xigeenka Kuweyt oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
Ku xigeenka R/wasaaraha dalka Kuweyt,ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Sheikh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah  iyo madax kale ayaa kulan heer sare ah oo la xiriiray xoojinta xiriirka wada shaqeyneyd ee Soomaaliya iyo Kuweyt la yeeshay Cabdulqadir Amin Abuu Bakar Safiirka dowladda Federaalka ee Soomaaliya u jooga dalkaasi. .

Kulankaasi oo dhacay maalinimadii shalay waxaa dhinacyadii ka qeybgalay ay kaga hadleen dadaalka dowladda Kuweyt ay ugu jirto horumarinta Soomaaliya iyo kaalintii waxqabad ee Safiirka Soomaaliya uu ku lahaa socodsiinta howlaha lagama maarmanka u ah labada dal.

Kulankaasi waxaa kaloo ka qeybgalay ku xigeenka Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kuweyt Khaled Al-Jarallah, kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibadda danjire Sheikh Dr. Ahmad Nasser Mohammad Al-Sabah, iyo mas’uuliyiin kale.

Kulankaasi ayaa lagu tilmaamay in uu ahaa mid inta badan khuseeyay sagootinta Safiirka Soomaliya  ee jooga dalka Kuweyt,waxa uu ku dhamaaday jawi is-afgarad ah.

Previous Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

North Korea to send ceremonial head Kim Yong-nam to South Korea

Next Post
North Korea to send ceremonial head Kim Yong-nam to South Korea

North Korea to send ceremonial head Kim Yong-nam to South Korea

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In