Friday, August 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo abaalmarin gudoonsiiyay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muujiyay howlkarnimo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo abaalmarin gudoonsiiyay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo muujiyay howlkarnimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo abaalmarin lagu gudoonsiinaya Dhame Axmed C/laahi “Bashane” ayaa waxaa ka qeybgalay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Axmed Cali Daahir, ku xigeenka koobaad ee xeer ilaaliyaha, Muuse Macalin Maxamed, ku xigeenka xeer ilaaliyaha Dr. Maxamed Xasan Nuur, gudoomiyaha maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida, G/le sare Xasan Cali Shuute, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan bahda sharciga.

Ku xigeenka koobaad ee xeer ilaaliyaha guud Muuse Macalin ayaa sheegay in sarkalkani uu abaalmarintaasi ku muteeystay howlkarnimo iyo gudashada waajibaadka Qaranka.

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Dr. Maxamed Xasan Nuur ayaa isaguna ka hadlay waxa uu sarkaalkaasi ku muteystay abaalmarinta uu siiyay xafiiska  xeer ilaalinta.

Gudoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida G/le sare Xasan Cali Shuute, oo halkaasi ka hadlay ayaa muujiyay sida uu ula dhacsanyahay in abaalmarin noocan ah la gudoonsiiyay sarkaal ka tirsan ciidamada qalabka sida oo muujiyay howlkarnimo.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in taliyayaasha saldhigyada iyo baarayaashaba lagula xisaabtami doono shaqada ay u hayaan bulshada, isagoo shahaaddo sharaf gudoonsiiyay sarkaalkaasi.

Dhame Axmed C/laahi “Bashane” oo ah sarkaalka la gudoonsiiyay abaalmarinta ayaasheegay inuu ku faraxsanyahay abaalmarinta lasiiyay.

Waa marki ugu horeeysay oo xafiiska xeer ilaalinta qaranka uu abaalmarin gudoonsiiyo sarkaal ka tirsan ciidamada qalabka sida.

Previous Post

Shir ku saabsan arrimaha socdaalka dalalka IGAD oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Cabdi Xoosh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Cabdi Xoosh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Cabdi Xoosh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In